26th July 2024  admin  Category :

1991, waxay ahayd Daaroodka Muqdisho waa uga badanahaye ee aynu sidaynu doono ka yeelno,maanta waa Soomaali waa uga badanahye Marti ha inoo ahaadeen Daaroodku.

https://allsanaag.com/galaal-iyo-taariikhdiisa-madow/

One thought on “Daaroodku waa dadka Soomali ugu yar

  1. Jirac

    Waa ma gudbayaal aan caqlisan aduunyada maanta Qabiil kibaabka Jamaca waa walaa tacaarafuu isku aqoonsada aduunyadan cusub iyadoon laga tageyn dhaqankeena suuban waxaa lagu faai’day “ Coalition” ayaa inta badan lagu soo caana maaleen oo dowlado iyo lagu hormarshay iyaka waxna ma maamuli karaan lamana maamuli karo waa erayadii Shaati gaduud ma ahan nin Daarood ah. Wali waxay u dhaqmayaan dad adoon ahaan jiray oo xoroobay 1991 kii hargeysana waa la mid “Siyad bare tag Dictatorship buu ahaa waqtigeedii African ka dhan ayaa sidaas u badnaa maxaa ka danbeeyey” waa la’ina xasuuqay waa la’ina xasuuqay iyo unukaa leh bay wali taaganyihiin layaab umada dhibka ay u geysteen mid Dad, mid deegaan, mid dib u dhac Allah ma tusin neceybka Daarood ay u qabeen “lama ilaawi karo DIBIRGEYNTA DAAROOD” maxuu Daarood u dhimay Majeerteen sow Daarood ma aheyn sow iyaka ma aheyn kuwii la dirirayey regime kii including Aabahey oo da’ah “ wasiirkii arimaha gudaha xiligaas wuu noolyahay maanta hargeysa iyo Burco Militry police ka soo kaxeysto isagaa garanaya hadii la weydiiyo uu Aniga Aabahey siyad bare iyo Cali samatar ugu geeyey Mogadishu waa igu walaahi wuuna ogyahay maanta haddad wediisaan qofka aan ahay wuu garan waa cafis weeye adeerkay ha ogaado waa nala hadli karaa nala sheekeusan karaa cid wax u qabtaa ma jiraan after 2 years of humiliation and torture called him “Mahbar and so on he came out blind waxaas dib uma raacno xukunkii qalafsanaa ee military ga buu ahaa isaguuna raacay qof ka hadlayase ma aragteen “Halabja of Somalia” regime kii bay raceeen inan yar baan ahaa I still remember him waa ninka garka iyo timaha cad laga soo gudbay marka iyaka wali waxaa haya waa hinaaso aanan aqoon u fiirsato waayo Allah baa na bedbaadshay wixii ingriis dhib nooga dhigay ama Kenya uu qayb dadkeena ah raacshay, ama Ethiopië because of been Daarood ayaa Alaah dheef nooga dhigay haday noqoto dowladaha deriska ah xataa North America iyo Europe si wanaagsan baa la’inoo soo dhaweeyey. Bal ila eega realitigan Hargeysa waxaa ku taal meel u dhow oo la dhaho maanta Daarood ku xaar hade waa xaruntii awooweyaashayo iskugu iman jireen racism ku meeshuu ka gaarey iyo neceybka magacaa lagu xumeynayaa sida ay ka dhaadhacsheen jiilka maanta. Muqdisho waxaa ku taal meel la yidhaaho Lafo Daarood waa dadkii somaliyeed ee la xasuuqay 1991 marka ay isku qabaan iney xoroobeen dadkaas guryahoodii lagu dhex aasay ee Somali Shanshi leh, Somali Barawani leh, Somali Baajuun leh, Somali European leh, Somali mixed people lahaa all kinds maxay galabsadeen iyaku madaarood bay ahaayeen yaabay dadkayagu wanaagsanaa Mashaa Allah, Allah baa jecel oo dulqaad badanaa. Sometimes waxaa idhaahdaa iska aamus umadaas ka mid ahow laakiin markaad aragto wax xun waa xadiis inaad wax qabato ama ka hadasho racism ka xargaha goostay ee beesha Hawiye iyo beesha Isaaq inaan wax ka niraahno waa waajib nasaaran xumaana laguma faaido xaqdarana laguma faaido. Farmajo oo madaxweyne ah oo waarid iigu aadan ninka ugu qaylada dheer baan ahay markuu wax qaldan aan arko sidoo kalaan ahaa markuu Hassan Culusow madaxweyneha ahaa waxa kaliya ee layyaab igu noqday waxay aheyd $80mil Saudi siisay oo uu xadhidhka Iran ugu jaray awalba maanan laheyn lakiin waxaa ku lamaansanaa “Gabdho cunta kariyaal ah inoo soo dhoofi sidii xoolihii oo kale waa bahdilaadii ugu xumeyd iyo racismkii ugu xumaa oo Somali oo dhan lagu bahdilay oo waliba qof madax ah lagu sameeyo horaanta qarniga 21aad waana madaxweyne somaliyeed Hassan sheikh waa yeelay bakhtiguu baahi u cunay waa mida farmajo kaga duwanyahay. Hal’iga raali ahaado waan ku dheeraaday waxba ma soo saaidinayaan waa laga yaabaa ilaahay xaqa tuso neceybka iyo qaabdaradana joojiyaan ka koraan, ka gudbaan u fahmaan dalka in lawada leeyahay dadkuna uu walaal noqonkaro hadii laga shaqeeyo dadallkeedana lala yimaad wax kasta waa la gaarin racism ka nooc kasta oo uu yahay halala dagaalo apolish 4.5 na wax ka qora qof nus ah ma jiro diida dulmiga wabilaahi towfiq. Iga raali ahaada

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*