29th March 2024  admin  Category :

Xildhibaan Daahir Xaaji Geele oo ku geeriyooday  Mgaalada

Alllah ha u naxariistee waa saacad ka hor ku geeriyooday magaalada Garowe  Daahir Xaaji Geele.

Xildhibaakan ayaa ka mid ahaa Xildhibaanaddii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya oo dhowaan bulshada reer Hayland ee  Puntland ay  mar labaad dib u soo  doorteen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*