26th July 2024  admin  Category :

Cutubyo katirsan ciidanka difaaca dowladda Puntland oo ka soo ruuqaansaday magaalada Qardho ee xarunt gobolka Karkaar ayaa maanta waxaa lagu soo dhoweeyey fariisimada ciidanka difaaca ee gobolka Sool oo uu ka bilaabanayo howlgalka Puntland ku xoraynayso gobolka Sool.

https://youtu.be/sAI6RFJqJdU

Image may contain: outdoor

Image may contain: cloud, sky, outdoor and nature

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*