26th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo oo maamul goboleed kale Cuna qabatayn dhaqaale ku soo rogay. Gobolada Sanaag, Sool, Jubbada hoose, Jubada dhexe iyo Gedo, ayaa horay Cunaqabatayntani u saarnayd .Siaaysadda qura ee maanta shaqaynaysa madaxweyne Farmaajo ayaa waxay noqotay in haddii sidii uu wax u rabay uu waayo inuu cunaqabatayn dhaqaale Saaro cidda ka soo horjeesata, Waa mid ka mid ah caalamdaha Kaligii talisnimada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*