28th March 2024  admin  Category :

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Boostaha iyo isgaadhsiinta maamulka SNM Maxamed Jaamac Abgaal Ayaa Sheegay in uu Xanuuno Ka Qaadey lacago Xaaraan ah oo uu Qaatey Muddadii uu Wasiirka Ka Ahaa Wasaaraddaasi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*