![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2021/11/Cabdi-weli-Gaas-624x416.jpg)
13th February 2025 admin Category :
Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo u warramay barnaamijka Muusiga iyo Salaamaha ee BBC-da ayaa ka sheekeeyey wax uu qabto wakhtiga uu firaaqada yahay, intii uu yaraa, noloshiisii ka hor siyaasadda iyo waxyabao kale.
Haddaba waraysigaan waxaa la yeellatay wariyaha BBC-da Faadumo Taxadar Yusuf, Waana tan sheekadii dhexmartay.