26th July 2024  admin  Category :

Xulalka Kubadda Cagta ee Goboladda Karkaar iyo Hayland ayaa gallay bar-bar dhac 1 iyo 1, ka dib ciyaar-saaxiibtinimo oo gallabta ka dhacday Degmadda Qardho, Wasiir ku xigeenka wasaaradda shaqadda, shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland, Agaasimaha Guud ee Wasaaradaas, Maamulka heer Gobol iyo mid degmo ee labada Gobol ayaa ka qayb-gallay Ciyaartaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*