22nd January 2025 admin Category :
Wasiirka gaashaandhiga SNM shaqadiisu ma inuu Tuugta gawaarida ka soo dhacda Puntland ku soo dhoweeyaa Burco iyo Hargaysaa ? . Sawiraddii madaxda SNM ay ku wada galeen Dubai Isaaq ayeey wada ahaayeen . Saldhiga Berbera oo ay Imaaraadka siiyeen oo looga hadlaayey shirkaas, wasiirka gashaandhigu SNM kama muuqan lagumana casumin shirkaas . Dhamaan Shirarkii madaxda SNM ay wada galeen intii Muuse biixi qabsaday oo dhami wada Isaaq bay ahaayeen . Ha ugu danbeeyee kii ay xalay galeen.
Ciise Xawar oo ku magcaaban wasiirka gaashaandhiga SNM, waa aqoonyahan dhalinyaro ah oo shaqo fiican ku haystay qurbaha, maanta hadduu iska casilo xilkaas SNM uu ugu magcaaban yahay shaqo fiican ayuu ka hali karaa meel kasta oo uu aduunka ka mid ah oo uu shaqo ka raadsado , Sidaas awgeed waxaan kula talin lahayn Dhalan iyo Dhahar oo beesha Dubays ee Warsangeli degtaa looma kala qaybinayo sida Isaaq doonayaan ee iska casil xilka aad u hayso SNM . Isiminkii howshan ku soo geshayna Isagana warbaahinta ka canbaareey
1. Cismaan Sheekh Cabdi Sheekh Maxamed Kaahin Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka (Samaroon).
2. Mustafe Faarax Cali Aadan – Maareeye Ku-Xigeenka Hay’adda Waddooyinka-(Habar-Jeclo).
3. Muuse Xasan Xaaji Yuusuf Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada (Habar Jeclo).
4. Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis (Khadra Xaaji Gaydh) Guddoomiye Ku-Xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada (Habar Awal -Sacad Muuse)
5. Maxamed Cali Bille Guuleed Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada(Sacad Muuse,Habar Awal).
6. Axmed Xasan Cigaal Sahal Safiirka Somaliland U Fadhiya Itoobiya (Habar Yoonis).
7. Maxamed Warsame Ducaale Ergayga Gaarka Ah Ee U Qaabilsan Somaliland Qaramada Midoobay (Arab).
8. Maxamed Cabdikariin Cumar Ismaaciil (Maarshaal) Safiir Ku-Xigeenka Somaliland U Fadhiya Itoobiya. (Habar Awal- Sacad Muuse)
9. Ayaanle Salaad Diiriye Safiir Ku-Xigeenka Somaliland U Fadhiya Dalka Kiiniya (Habar Jeclo).