23rd October 2024  admin  Category :

Dadka u dooda xuquuqda Oromada ayaa sheegay in ay dhinteen 300 oo qof kadib markii ay ciidamada Itoobiya ay damceen ineey kalla eryaan dad iyagu isugu soo baxay xus diineen meesha lagu magacaabo Bishoftu oo 40km u jirta caasimada Addis Ababa.

Hase ahaatee, dawladda Itoobiya ayaa sheegtay in dadka dhintay tiradooda ay tahay 52 qof kuwaas oo ku dhintay kadib markii ay isbuurteen ama ay is jiireen. Ciidanka dawladda ayaa adeegsaday suntan dadk kaga ilmeeysiisa iyo budhadh, waxaa kalloo dadka ay sheegayaan in dawladda ciidamadeeda ay ku fureen dadka rasaas nool. Qoomiyada Oromada ayaa tirsanaya cadaalad darro iyo xuquuqdoodii oo la duudsiiyey.

meyd-1-1meyd-2meyd-3meyd-4meyd-5meyd-6meyd-7meyd-8meyd-9meyd-10

https://youtu.be/OLiD2L0Np-U

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*