26th April 2024  admin  Category :

Mar aan daawanayey ciidanka maamul goboleedka Soomaaliland ayaa waxaan arkay ciidankii gaardinayey oo hareeraha ay ka illaalinayaa ciidamo kale si qalad aysan u sameeyn. Marka waxaan is weeydiiyey waa maxay farqiga u dhaxeeya ciidanka maamul goboleedyada iyo ciidanka federaalka?

Maamul goboleedyada marka ay sanad guurooyinka u dabaaldagayaan waxa ay soo bandhigaan ciidamo kalla duwan, balse ciidanka maamul goboleedyada marka ay dhoolatuska sameynayaan waa kuwo geesaha ay ka socdaan ciidamo kale si ciidanka aysan laamiga uga bixin ama qalad aysan u sameeyn. Hase ahaatee, ciidanka federaalka dalka Soomaaliya ayaa ah kuwo ka duwan in badan ciidanka maamul goboleedyada marka laga eegayo tababarka ay leeyihiin iyo nidaamka guud. Bal muuqaaladda hoose daawo oo adigaba is barbardhig.

Ciidanka Maamulka Goboleedyada Hargeeysa iyo Puntland

Ciidanka Federaalka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*