4th September 2026 admin Category :
Wasiiro ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta la wareegay ciidan iyo tikniko ay keeneen beesha Cabdi Garaad kuwaas oo ka qeeb qaadan doona xoreeynta gobolka Sool.
Allsanaag.com