
25th September 2023 admin Category :
Ciidamo cusub ayaa maanta gaaray Tukaraq si ay ugga qeeyb qaataan xoreeynta gobolka Sool. Maamulka Hargeeysa ayaa welli ku adkeeysanaya in aysan dhulkaas ka baxeeyn, balse ay doorteen in looga saaro dagaal.
Allsanaag.com