28th March 2024  admin  Category :

Maamulka Jubaland ayaa cabasho u gudbiyey Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, cabashadan ayaa ku aadan arrimo la xiriira amniga iyo siyaasada oo ay wadaan xildhibaano ka tirsan gollaha shacabka ee dawladda federaalka.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*