18th June 2025  admin  Category :

08, Jun, 2025: Ciidamada Difaaca Puntland ayaa hawlgallo cir iyo dhul-ba leh oo ay fulinayeen sadexdii cisho ee u dambaysey kula wareegey deegannada ku teedsan togagga Sadow, Cadalle iyo lugaha Raa-raha ee tog-weynaha Baallade.

Muddada hawlgalku socdey ciidamadu waxa ay guulo muhiim ah ka gaareen Argagixisada Daacish, iyagoo ka qaniimaystey hub, ka diley, kana dhaawacay sharwadayaal hor leh.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*