
18th June 2025 admin Category :
Buundo ay ku baxayso lacag gaaraysa $4 billion ayaa Masaaridu dhisaysaa
Dalka Masar ayaa bilaabaya inay Dhisaan Buundo dhererkeedu gaarayo 32km oo ka talaabaysa adda cas ilaa Sacuudi Careebiya oo ay ku baxayso lacag gaaraysa $4 billion
Buundadan ayaa loogu magac daray Buundada Muuse
MEGA PROJECT: Saudi Arabia & Egypt greenlight the $4B “Moses Bridge”
— . (@gamsiz_bykus) June 6, 2025
20 km across the Strait of Tiran
Ras Hamid (SA) ↔️ Sharm el-Sheikh (EG)
A new pilgrimage route to Mecca up to 1 million travelers annually.
Fully financed by Riyadh. pic.twitter.com/L5K9Cwgh77