
23rd January 2026 admin Category :
Ciidaka Booliska Gobolka Raascaseyr ayaa howlgal ay ka fuliyeen xeebaha gobolka ku soo qabtay doon sharci-darro ah, Howlgalkaasi ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu sugayo amniga badaha, Taliyaha Howlgalinta Booliska, Kabtan Ibraahim Yaasiin Cali, ayaa sheegay in ciidamadu ay si joogto ah ula dagaallamayaan falalka sharci-darrada ah.







