28th March 2024  admin  Category :

Ceeldaahir iyo Ceerigaabo Wadadii Laamiga aha ee loo samaynayeey Xageey Maraysaa ?

Prof Maxamed Cabdinuur Muuse,  Waa Xiririyaha dhalinyarada Gobalka Sanaag wuxu kamid yahay dhalinyarada u istaagay sidii wadadaas u ahaan lahayd mid laami ah ,isla markaana dhalinyarada ay isaga aruuriyeen lacago lagu haagaajiyo dhismaha wadadas,wuxu ugu baqay jaaliyadaha somaliyeed iyo shacabka Puntland , gaar ahaan reer Sanaag.

Dhalinyaradan ayaa olole ka bilaabay la shirida bulshada Puntland qaybaheeda kala duwan ,iyado dhalinyaradu ay ka qayb qaateen dhismaha wadadas.

Maxamed Cabdinuur ayaa ugu baaqay in laga qayb qaato hormarka kasocda Puntland,xiligan si wadadas u noqoto mid ay isticmaalan umadda somaliyeed,isagoo sheegay inay muhiim u tahay bulshadda.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*