Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th June 2025 admin
Shiikh Shariif, Xasan Shiikh, Mustafa Dhuxuloow, Ca/rixmaan Ca/shakuur, Mahad Salaad, Fiqi, Odawaa, Daahir Geele, Ca/kariin Guuleed, Caynte, Cosoble, Kheeyre ha dhageeystaan gabadhan caqliga u saaxiibka ah. In wax la bililaqeeysto iyo in wax la burburiyo ma’ahan xalka.

9th June 2025 admin
Shiikh Shariif, Xasan Shiikh, Mustafa Dhuxuloow, Ca/rixmaan Ca/shakuur, Mahad Salaad, Fiqi, Odawaa, Daahir Geele, Ca/kariin Guuleed, Caynte, Cosoble, Kheeyre, oo dhammaantood ka soo wada jeeda beesha Hawiye ayaa habbeen iyo maalin u dhaaranaya Madaxweeyne Farmaajo. Hadii caasimadda Soomaaliyeed ay maanta ahaan laheeyd magaalada Baydhabo, Kismaayo, Hargeeysa ama Boosaaso miyeey ku dhici lahaayeen wiilashaa Hawiye ee […]

9th June 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Rooble oo caawa la kulmay Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magaalada Muqdisho kula kulmay madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, waxayna ka wadahadleen sidii la isaga kaashan lahaa nabad gelyada Muqdisho iyo arrimaha doorashooyinka. Intii uu kulankan socday Ra’iisul wasaaraha ayaa Sheekh Shariif […]

9th June 2025 admin
Rooble oo iclaamiyay xilliga uu dhacayo Shirka Golaha Wadatashiga Qaran Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Madaxda Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ku casuumay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dhammeystirka Arrimaha doorashooyinka oo 20ka bishan May ka dhici doona Muqdisho. Afhayeenka Xukuumada Somalia MaxamedIbraahim Nuur ayaa sheegay in RW Rooble oo ka […]

9th June 2025 admin
Jubaland oo shaki galisay wareejintii Madaxweyne Farmaajo ee amniga iyo hannaanka doorashada Maamulka Goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay mowqofkeeda ku aaddan hadalkii uu Baarlamanka ka horjeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee ahaa in arrimaha doorashooyinka iyo amniga uu ku wareejinayo Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Maamulka Jubaland ayaa shaki galiyay qaabka wareejinta ee la […]

9th June 2025 admin
M. “Deni “Ninkii ka shaqeeya waxaan shaqaynayn isagaa dib u soo noqonaya