26th July 2024  admin  Category :

Jubaland oo shaki galisay wareejintii Madaxweyne Farmaajo ee amniga iyo hannaanka doorashada

Maamulka Goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay mowqofkeeda ku aaddan hadalkii uu Baarlamanka ka horjeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee ahaa in arrimaha doorashooyinka iyo amniga uu ku wareejinayo Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Maamulka Jubaland ayaa shaki galiyay qaabka wareejinta ee la xiriirta arrimaha doorashooyinka iyo amniga.

Wasiirka warfaafinta Jubbaland Eng Cabdi Xuseen ayaa arrimahaas uga warramay wariyaha VOA ee kismaayo Aadan Maxamed Salaad (Aadan Kismaayo).

https://www.voasomali.com/a/5874926.html


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*