Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th June 2025  admin  

Guddigii farsamada ee Rooble u xilsaaray xallinta xasaradihii dhawaan ka dhex dhacay beelaha Hawiye Kulan uu shir guddoomiyay Ra’iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ka dhacay hoyga Madaxweynaha Galmudug ayaa looga dhawaaqay go’aannadii ka soo baxay guddigii farsamada ee Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u xilsaaray xallinta xasaradihii dhawaan ka dhacay Beelaha Hawiye Qodobada heshiiska galabta […]

9th June 2025  admin  

Kulan uu shir guddoomiyay Ra’iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ka dhacay hoyga Madaxweynaha Galmudug ayaa looga dhawaaqay go’aannadii ka soo baxay guddigii farsamada ee Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u xilsaaray xallinta xasaradihii dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho. Qodobada heshiiska galabta lagu gaaray magaalada Muqdisho waxaa ka mid ah: In dhamaan Ciidamadii ku yimid xiisadaha […]

9th June 2025  admin  

Dhawaan waxaa magaalada Badhan looga dhawaaqay Golaha Badbaado Maakhir. Hadaba, waa maxay hadafka loo aas-aasay? Dhinaca Puntland maxeey ka yiraahdeeyn Badbaado Maakhir ee looga dhawaaqay magaalada Badhan?

9th June 2025  admin  

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN AFURO AH LA QAATAY CULIMADA SOOMAALIYEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka kulan afuro ah kula qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in dhibaatooyinka kala duwan ee dib u dhigay dalkeenna lagaga gudbi karo wadashaqeyn buuxda oo ay yeeshaan shacabka, culimada diinta iyo […]

9th June 2025  admin  

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” ayaa kula kulmay magaalada Kismaayo Sarakiisha Ciidamada Mareykanka ee ka howlagala Jubbaland. Kulankan ayaa loogaga hadlayay sidii loo xoojin lahaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyadoo iskaashi buuuxa laga samaynayo sidii loo dardar galin lahaa howlgalada ka dhanka ah Argagixisada. Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa kulankan ku […]

9th June 2025  admin  

Ciidankii dhawaan doonayey ineey magaalada Muqdisho bililaqeeystaan, ayaa diidan in magaalada ay bannaanka uga baxaan. Wararka ayaa waxeey sheegayaan in lala kulmay Xasan Shiikh, balse qoladii ka socotay dawladda uu u sheegay in ciidankii ay qabiilka ku soo urursadeeyn ay kaga baxday lacag dhan laba milyan oo doolar. Hadii buu yiri la doonayo in ciidanka […]