Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th June 2025  admin  

Warbixin ku saabsan qaraxii ismiidaaminta ahaa ee lagu dilay saraakiishii ka tirsanaa booliska Qarax uu gaystay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa xalay ka dhacay saldhigga degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, waxaana dadkii ku qaraxaas lagu dilay ka mid ahaa taliyihii saldhigga Allaha u naxariistee gaashaanle Axmed Shiikh Cabdullaahi Baashane. Sidoo kale waxaa qaraxan […]

9th June 2025  admin  

Taliska Booliska oo shaaciye magacyada saraakiishii dhaawaca iyo dhimashada ka soo gaaray weerarkii ismiidaaminta saldhiga Wabaari. Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa goordhaw ku qarxay Afaafka hore ee saldhiga degmada Waaberi ee magaalada Muqidsho. Qaraxan oo jugtiisa inta badan laga maqlay xaafadaha ka agdhaw saldhigga ayaa waxaa ka dhashay khasaare kale duwan . Inta […]

9th June 2025  admin  

Cumar Filish oo ku fashilmay wax ka qabashada biyaha ka dhasha roobabka ee markasta xira Wadooyinka

9th June 2025  admin  

Xarunta gobolka Mudug ee Gaalkacayo ayuu ku dilay 15 qof

9th June 2025  admin  

Taliyihii Booliiska oo lagu khasbay inuu Guryaha Siyaasiyiinta Hawiye mid mid u booqdo oo uu raali gelin bixiyo Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo ay weheliyaan Dhalinyaro reer Muqdiho ah ayaa galabta hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed. Kulankan ayaa waxaa […]

9th June 2025  admin  

Macadka Sadar oo kaashanaya sanduuqa caalamigga ee horumarinta beeraha IFAD, ayaa deeq xoolo ah iyo agabka beeridda iyo falashada beeraha waxa uu gaarsiiyay bulshada xoolo dhaqato beeralayda ah ee degmooyinka Qardho iyo Waaciye.