Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th June 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan soo dhaweyn iyo is xog-wareysi ah la yeeshay Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo galabta Muqdisho u yimid ka qeyb galka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dhammeystirka Arrimaha Doorashooyinka oo lagu wado in uu si rasmi ah berri oo Sabti ah uga furmo […]

7th June 2025  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho. Arrived safely in #Mogadishu. We'll gladly participate in the National Electoral Consultative Conference to continue ongoing efforts to finalise the challenges to apply the September 17 agreement between #FMS & #FGS. Sincere thank you to all who welcomed […]

7th June 2025  admin  

Madaxweynihii hore ee dalka Ghana John Mahama ayaa iska diiday xilkii dhawaan midawga Afrika ugu soo magacabay Soomaaliya. Mahama ayaa uga mahad celiyay Guddoomiyaha midawga Afrika Musa Faki Mohamed xilka uu u igmaday balse waxa yu sheegay in ay jirto cabasho ka timid dhinacyada kalan duwan ee isku heysto siyaasadda Soomaaliya. John Mahama ayaa sidoo […]

7th June 2025  admin  

Hambalyada Siyaasiyiinta Dal udug ee 18-May-2021 Oo ah Maalinta somaliland ay ka go’day Somalia ma saaqidnimo siyaasadeed baa mise waa ilbaxnimo siyaasadeed iyo talaabo hore loo qaaday?! YAA Noo sheegi kara heshiiska cusub ee ka dhex curtay puntland iyo somaliland oo aysan ogayn Agoonta ku nool SOOL IYO SANAAG!!!!? Mar hadii Xukuumadda puntland aysan qaadi […]

7th June 2025  admin  

Maamulka ay beesha Isaaq ku midaysan yihiin ayaa laascaanood ku Xidhay Dumar Umullo ah iyo Ragii Qabay oo Madax Furasho lacageed la Weydiiyay, Waxaa Ka taagan maagalada Laascaanood Xarunta Gobolka sool dhacdo yaab leh oo maamulka Beesha isaaq kula kacen Dadka deegaankaasi. In ka badan 70 Dumar ah oo u badan umullo iyo Xaaslayaal iyo […]

7th June 2025  admin  

RW Rooble oo casho Sharaf soo-dhaweyn ah u sameeyey Madaxda Dowlad-goboleedyada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa kulan casho iyo iswareysi ah la qaatay Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Galmudug, Jubaland iyo Koofurgalbeed oo Muqdisho soo gaaray. Ahead of the kick off the Somalia's Consultative Summit, the Prime Minister of #Somalia HE @MohamedHRoble […]