Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st June 2025 admin
Xafladda arooskoodu oo ka dhacday hawada sare waxaa ka qeybgalay in ka badan 160 qof oo diyaaradda saarnaa. Lammaane is calmaday oo u dhashay dalka Hindiya ayaa lagu soo warramayaa inay kireysteen diyaarad gaar ah si arooskoodu ay ugu soo dhigtaan hawada sare maadaama dalkaas aanan laga ogoleyn isu imaatinka dadweynaha si looga hortaggo faafitaanka […]

1st June 2025 admin
Gudoomiyaha Baarlamaanku, waa Fursadda siyaasiyiinta Mareexaan iyo Majeerteen ay uga nasanayaan Siyaasadda Soomaaliya Dhowr iyo lixdankii , Markii ay Soomaalidu ku gud jireen sidii ay wax u dhisan lahaayeen ama xilalka dawlad Soomaaliyeed u qaybsan lahaayeen ayaa Siyaasiyiintii beesha Majeerteen waxay ka war heleen in Allah ha u naxariistee Cigaal iyo siyaasiyiin ka soo jeeda […]

1st June 2025 admin
Shirkii looga hadlayey arrimaha doorashada oo galay maalintii afaraad ayaa la filayaa in la soo gabagabeeyo maalinta Khamiista ee inagu soo aadan hadii illaahay uu idmo. Waxaa la sheegay in qodobo badan heshiis laga gaaray, balse aan weli si faahfaahsan looga hadlin qodobadii la isku hayey oo ay ka mid ahaayeen arrinta Gedo iyo xubnaha […]

1st June 2025 admin
Warshadii kalluunka ee Laasqoray ayaa waxaa dhisay Midoowgii Soofiyeet ayaa aheed mid qeeyb weeyn ka qaadatay dhaqaalaha dalka Soomaaliya. Heshiiska warshadda waxaa kalla saxiixday dawladdii Soomaaliya ee uu madaxweeynaha ka ahaa Aade Cabdalla Cismaan iyo dawladda Ruushka. Lacagta ku baxday xilligaas ayaa lagu qiyaasaa lacag dhan 42 milyan oo shillin Soomaali ah. Warshada wax soo […]

1st June 2025 admin
Somalia’s Amb Abdullahi Ahmed Jama has submitted a copy of his credentials to Mr. Feisel Aliyi Abrahim, Chief of Protocol of the Ministry of Foreign Affairs of the Federal Democratic Republic of Ethiopia Safiirka cusub ee dalka Soomaaiya u fadhiyi doona dalka Itoobiya Cabdullaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir) , ayaa maanta wasaaradda arimaha dibadda Itoobiya ay […]

1st June 2025 admin
Wararkii ugu dambeeyey shirka wadatashiga qaran ee Muqdisho Waxaa maalintii saddexaad maanta oo Isniinta galay Shirka Wadatashiga Qaran ee madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada oo sabtidii uga furmay xarunta ciidankii cirka ee Soomaaliya ee Afisyooni ee magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta intii socday shirka shir gaar ah la yeeshay Gudoomiyaha Aqalka […]