Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st June 2025 admin
Warmutiyeedkii laga soo saaray shirkii doorashada ee dhawaan la soo gabagabeeyey.

1st June 2025 admin
Xeritaanka Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka May 2021

1st June 2025 admin
Reer Qablan oo mar kale Riig Biyood ka hirgeliyey gobolka Sanaag Magaalada Ceelbuh Ee Gobolka Sanaag ayaa Beero laga hirgeliyey waxaana laga dareemayaa horumar iyadoo beerahaas ceelbuh laga hirgaliyey waxaa kale oo ka mid ah Ceelbiyood riig ah looqodayo waxaana qodaya Ganacsade Maxamed Cabdilaahi . Arintan ayaa ah mid loogu talagalay hormarka magaalada iyo sidii […]

1st June 2025 admin
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Ingiriiska xiriirka xaaladaha gobolka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Arbaco ah, ku qaabilay Caasimadda Muqdisho, Safiirka Boqortooyada Midowday (UK) ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Kate Foster, isagoo kala hadlay xiriirka saaxiibtinimo ee taariikhiga ah ee labada dal u […]

1st June 2025 admin
Dawladda oo sheetay in Qodobadii la isku hayey ee shirka Muqdisho oo heshiis laga gaaray Dowladda Soomaaliya ayaa shalay sheegtay in Shirkii Doorashada ee Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxda Shanta Maamul Goboleed iyo gudoomiyaha Gobolka Banaadir uga socday Muqdisho horumar laga sameeyay. Wararka ku dhow dhow shirka ayaa sheegaya in dhinacyadu ay mabda’ […]

1st June 2025 admin
Siyaasiyiinta Isaaq, Garabkii,ay midnimadu ka dhabta tahay ayaa sheegay in aysan wax talo ah aysan ku lahayn shirka ka socday Muqdisho Siyaasiinta ka soo jeeda beesha Isaaq,Garabka uu hogaamiyo Gudoomyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa sheegay in aysan wax talo ah aysan ku lahayn shirka ka socday Muqdisho maalmihii la soo dhaafay isla markaana aysan […]