Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

31st May 2025 admin
Deni,oo maanta ka qeybgalay Shirka Madaxda DFS, Dowladaha xubnaha ka ah DFS Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay Shirka Madaxda DFS, Dowladaha xubnaha ka ah DFS iyo Gobolka Banaadir ay la yeesheen Wakiilada Beesha Caalamka. Kulanka waxaa ka warbixiyay Afhayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Dowladda Puntland Mudan Madaxweynaha Dowladda Puntland […]

31st May 2025 admin
Hogaamiyeyaasha Soomaalida ee dhawaan Muqdisho ku gaaray heshiiska doorshada ayaa maanta bilaabay kulamo looga arrinsanayo si loo guda geli lahaa fulinta heshiiska. Golahan oo uu hogaamiyo Ra’iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta kulan la qaatay wakiillada beesha caalamka ee fadhigoodu yahay Xalane.

31st May 2025 admin
Wasiirkii Arrimaha Gudaha Galmudug Cabdi Waayeel oo xilkii laga qaaday Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug ahna kusimaha madaxweynaha Cali Daahir Ciid ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxaa xilkii looga qaaday Wasiirkii Arimaha Gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Waayeel). Warqada ayaa sidoo kale lagu sheegay in sababta xilka looga qaaday Wasiirka ay tahay gudasha la’aan […]

31st May 2025 admin
Dooxada Degmada Xuddun ee Gobolka Sool oo barwaaqo ah.

31st May 2025 admin
Rooble oo qado Sharaf mahadcelin ah u sameeyay madaxdii ka qeybgashay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qado sharaf mahadcelin ah u sameeyay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada, Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen, […]

31st May 2025 admin
Beesha caalamka oo baaq cusub u dirtay madaxda Soomaalida Saaxiibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa sheegay in soo dhoweynayaan shirweynaha Dowladda Federaaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada ee maanta kusoo idlaaday magaalada Muqdisho. Shirweynahaas ayaa lagu saxiixay heshiis hoggaaminaya in dalka doorasho looga qabto 60 maalmood gudahood. ”Waxaan Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble bogaadinaynaa sida uu […]