Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th June 2025  admin  

Somalilandtii awoodi wayday inay Sanaadiiq keenaan Sanaag ayaa hadda leh imtixaan ayaan gaynay Sanaag. Maamulka Somaliland oo aad ugu fiican jilidda iyo sidii ay u gudbin lahaayeen sawir qurxoon oo ay bulshada Caalamka lacag miisaaniyadooda kabta uga heli lahaayen , ayaa dhowaan sida la sheegay caruur ay ka soo dhex ururiyeen magaalada Ceerigaabo inta ay […]

5th June 2025  admin  

CALI XAAJI WARSAME DOORASHADA XISBIYADA BADAN EE P/LAND, KHILAAFKA P/LAND IYO D/FEDERALKA, HUNGOWGII S/LAND EE G/SANAAG IYO SOOL Waraysigan oo aad u muhiima wuxuu Siyaasi Cali Xaaji Warsame siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan, wuxuu kaga hadlay  u guurida nidaamka xisbiyada badan ee puntland faiido iyo khasaare waxay u keeni karto Puntland,Hungowgii kaga dhacay S/land […]

5th June 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa digreeto ku magacaabay guddiyada maamulaya doorashooyinka labada gole ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo guddiga Xalinta Khilaafaadka.

5th June 2025  admin  

إِنَّا لِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ‎, Bahda Allsanaag, waxay y tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii,  eheladii,  Caruurtii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee Khadra Jamac Cali Qorsheel oo hadda ku geeriyootay dalka Canada Marxuumad  Khadra Jamac Qorsheel, waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkeedana midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii […]

5th June 2025  admin  

Nairobi: Xaafadda Eastleigh oo Soomaalidu ay u taqaano Islii ayaa waxaa ka billoowday afduub loo geeysanayo dadka Soomaalida, dabadeedna la soo wacayo reerahooda iyadoo loo sheegayo ineey soo bixiyaan lacag madax furasha ah oo gaareeysa malaayiin lacagta Kenyan Shilinka ah. Dadka la afduubtay ayaa waxa ka mid ah gabdho dukaamo ku leh xaafadda Islii, waxaana […]

5th June 2025  admin  

Safarkii Galmudug Gees Illaa Gees: Miyi, Madal Aroos iyo Ciyaaro, maalin ceel iyo Carshin, Magaalo ka magaalo illaa Madaxtooyo.Dhuusamareeb, Cadaado, Gaalkacayo Caabudwaaq Balanballa illaa Guriceel ayaan ku tagnay Safar aanu magaaloba magaalo igu jarmaadnay, intaan tuuloba tukale uga gudubney ayaan isaga Talaabnay Dooxooyin iyo Balliyo cagbanaan ah oo dhirtu ku badantahay | Kabogo bilaaw illaa […]