Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st June 2025  admin  

Isimada Warsangeli oo si adag ug hadly kursiga Aqalka sare ee la doonayo in lagu bililiqaysto magaca “REERWAQOOYI” Isimada Puntland Jiif Caaqil Cabdiqani Jiif Caaqil Maxamed Qoobey, Farmaajow 4tii sano waxaa lagaa fujin waayay Gobolkaagii Gedo adigoo madaxwayne Soomaaliyeed la gaa dhigay Sool iyo Sanaagna magacooda ayaad kari wayday.

1st June 2025  admin  

Shir ka dhacay aaladda Zoom-ka ayaa waxaa yeeshay ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble iyo madaxda maamul goboleedyada, waxaana looga hadlay doorashada iyo ladagaalanka argigixisada. Warar ay Goobjoog News ka heshay ayaa sheegaya in Rooble ku adkeystay in doorashada ay ku dhacdo waqtigeeda iyo in Galmudug laga taageero ladagaalanka argigixisada. Wararka ayaa intaas ku daraya in […]

1st June 2025  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyadoo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 18-aad ee Kalfadhiga 48-aad. Fadhiga maanta waxaa soo xaadiray 38 xildhibaan, waxaana Guddoomiyaha Golaha Wakiilladu mudanayaasha ku wargeliyey in uu soo gabagaboobay Ajandihii Kalfadhiga 48-aad […]

1st June 2025  admin  

Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo oo ka ambabaxay maanta magaalada Muqdisho Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji Macalimuu ayaa gelinkii dambe ee maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda gobolka Gedo. Cismaan Nuur Mucalimuu guddoomiyihii hore ee Gobolka Gedo ayaa dhowaan laga celiyay inuu ka dhoofo garoonka taasi oo […]

1st June 2025  admin  

Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Cali Saciid Faqi ayaa Magacabey Xubnaha Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Qabashada Doorashada Aqalka Sare

1st June 2025  admin  

Danjire Cawaale oo la kulmay shirkado ka howlgala wax soo saarka shiidaalka iyo tiknolojiyada Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane,ayaa kulan fogaan arag ah uga qeybgalay heshiis ay si wadajir ah u galeen labada shirkadood oo ah kuwa ka howlaga dhanka shiidaalka iyo xagga tiknolojiyada. Kulanka lagu martiqaaday Danjiraha,ayaa yimid xilli ay […]