Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th May 2025  admin  

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Maxamuud Nuur iyo xubno la socotay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Maxamuud Nuur, Xildhibaanka Aqalka Baarlamaanka ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka iyo wafdi uu hoggaaminayo. Wafdiga Maraykanka ee uu hoggaaminayo Xildhibaan Maxamuud Nuur ayaa Puntland kala qeybgalaya dabaaldega mubaasabadda 1-da August, sanad-guurada […]

30th May 2025  admin  

Afhayeenka Ciidammada Booliska Jubbaland ayaa ka warbixiyay qarixii maanta lala eegtay gaari ay saarnaayeen ciyaartoyda mid kamid ah kooxaha heerka koowaad ee horyaalka Jubbaland.

30th May 2025  admin  

Qabashada doorashada Aqalka Sare ee Soomaaliya iyo soo xulista xildhibaanada ka mid noqonaya ayaa socota. Sida aan ognahay gobol kasta oo ka mid ah siddeed iyo tobbankii gobol ee dalka, waxaa la siiyey midkiiba 3 xubnood. Hase ahaatee, waxaa jira caqabado badan oo ay ugu weeyn tahay caddaaladdarro baahsan oo ka dhex jirta beelaha dhexdooda […]

30th May 2025  admin  

Guddoomiye Cirro oo ka hadlay doorashadii Kismaayo Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa maanta ka billaabatay magaalada Kismaayo ee Xarunta ku-meel gaarka ah ee maamulka Jubaland. Afarta Sanatar ee maanta ku guuleystey doorashada ayaa kala ah; Ilyaas Badal Gaboose, Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, Cabdirisaaq Maxamed Cusmaan iyo Iftiin Xasan Iimaan Baasto. […]

30th May 2025  admin  

Puntalnd oo mamnuucday Deegaanmaysiga Saax Maygaag iyo Sanga jebiye oo dhowaan dagaal ka dhacay.

30th May 2025  admin  

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa Aqalka martida casho sharaf ugu sameeyay Gudiyada hirgalinta Doorashooyinka ee kala duwan gudoonka Baarlamaanka Jubaland iyo Xildhibaanada Aqalka Sare ee maanta la doortay. Madaxweynaha ayaa dhamaan dhinacyadan uga mahad celiyay shaqadii wanaagsanayd ee ay qabteen maalmahii lasoo dhaafay isagoo ku booriyay in waxyaabaha dhiman iyo shaqooyinka […]