Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th April 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Rooble oo London kula kulmay dhigiisa dalka Britain oo ay ka wada hadleen arrimo badan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa London kula kulmay dhigiisa dalka Britain Boris Johnson, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii dowladda UK ay u xoojin lahayd taageerada ay siiso […]

26th April 2025  admin  

Guddoomiyaha guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka Cabdullaahi Abyan Nuur oo maanta goobjoog ka ahaa doorashadii afarta Senatar ee ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa caddeeyey in doorashadu u dhacday si hufan oo caddaalad ah.

26th April 2025  admin  

Maamul goboleedka Hargeeysa ee Soomaaliya ayaa qabyaalad cad iskula soo baxay. Muuse Biixi oo hoggaamiya maamulkaas ayaa sheegay in la isugu tagay oo ay isugu taggeen labba nin oo isku beel ah oo kalla ah Faysal Waraabe iyo Cirro, isaguna waxa uu la soo baxay kaarka reerkiisa ee Habar Awal. Hadaba, dawladda federaalka ee Soomaaliya […]

26th April 2025  admin  

Waraysigan ay Musharax Madaxweyne Xildhibaan  Marwo Foosiyo Yusuf Xaaji Adan siisay Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan,waxay kaga warantay Sababaha iyo Dhibaatooyinka u muuqday ee ka jira Somaliya una baahan in haddaii ay ku guuleysato ay diyaar u tahay sidii ay wax uga qabato arimahaasi.Sidoo kale waxay ka warantay khayraadka kala duwan ee ilaahay Dalka Somaliya […]

26th April 2025  admin  

Deni, oo maanta Daah-furay shirweynaha horumarinta waxbarashada Puntland Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Daah-furay shirweynaha horumarinta waxbarashada Puntland oo socon doona muddo saddex maalmood ah. Madaxweynaha ayaa goobjoog ka noqday warbixinta Wasaaradda Waxbarashada soo bandhigtay oo ku dhisan shaqada la qabtay, mida socota iyo qorsheyaasha mustaqbalka ee horumarinta Waxbarashada Puntland. Madaxweyne […]

26th April 2025  admin  

Guddigga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Gobaleed ee Jubbaland oo si rasmi ah u shaaciyay qaar kamid ah liiska xubnaha ku tartami doona doorashada aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedraalka ah ee Soomaaliya