Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th April 2025  admin  

Shiine Culay oo Madaxweyne Gaas ka waraystay khilaafka Farmaajo iyo Rooble

29th April 2025  admin  

RW Rooble oo siyaasiyiinta Hawiye mid mid ula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mohamed Hussein Roble ayaa kulan is xog wareysi xaaladda dalka iyo doorashooyinka waxa uu galabta hoygiisa kula yeeshay Madaxweynayaashii hore ee dalka Mudane Shariif Shiik Ahmed iyo Xasan Shiikh Maxamuud. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sii wada kulamada gaar gaarka ah ee uu la […]

29th April 2025  admin  

Waxaa magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool ka dhacay dil toogasho ah. Dilkan waxaa lagu khaarajiyay mid kamid ah dhalinyarada gobolka sool oo lagu magacaabo Aadan teeri Ninka dhalinyarada ah ee la dilay ayaa ka soo jeeda beesha Bahrarsame ee Dhulbahante. Dilkan ayaa imaanaya xili xaalada amni ee gobolka sool gaar ahaan laaascaanood aad u […]

29th April 2025  admin  

Bahda ALLSANAAG waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Qoyskii,  eheladii,  Asxaabtii iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Daahir Shire Xuseen (Daahir Gaab) oo ku geeriyoodey dalka Canada. Marxuum  Daahir Shire   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir […]

29th April 2025  admin  

Raisul wasaaruhu waa Warsangeli, Gudoomiyaha Baarlamanaaku waa Warsangeli iyo inta badan Xildhibaanada dalkaas Ra’iisal-wasaaraha Jabuuti; Guddoomiyaha Barlamaanka; Guddoomiyaha Xisbi Mucaaradka Jabuuti ; 2 Wasiir oo ka mid ah golaha wasiirada Jabuuti, iyo 17 Xildhibaan ee baarlamaanka dalka Jabuuti, intaa waxa sii dheer Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga, haddana, Wasiirka Horumarinta Dhismaha ee Ethiopia intuba waxay ka […]

29th April 2025  admin  

Ra’isul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble Sida ay lawada socdaan bulshada Soomaaliyeed, Dalku waxa uu ku jiraa marxalad adag oo dhammaan hay’adaha Dastuuriga ah uu ka dhamaaday muddo-xileedkoodii caadiga ah loona baahanyahay in si xilkasnimo leh looga gudbiyo dalka marxaladan kala guurka ah. Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Xukuumaddiisu waxa ay xilka fulinta ee […]