Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th April 2025 admin
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Nairobi kulan kula qaatay qaar ka mid ah ganacstada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas Kenya magaalada ee dalka Kenya .

29th April 2025 admin
Rooble oo la kulmay qaar ka mid ah safiirrada Beesha Caalamka ee ku sugan Nairob a’iisul Wasaare Rooble ayaa magaalada Nairobi kula kulmay qaar ka mid ah Safiirada Beesha Caalamka ee fadhigooda yahay Nairobi. Maxamed Xuseen Rooble ra’isul wasaaraha Soomaaliya ayaa kala hadlay arrimaha doorashooyinka iyo kaalintooda kaga aadan taageerada dhaqaale ee Beesha Caalamka ku […]

29th April 2025 admin
Khudbadda Taariikh Nololeedka Sanator Saynab Ismaaciil Maxamed oo noqotay sanatorkii 7-aad ee ka soo baxay Puntland.

Sidee u dhacday doorashadii 11 Sanetor ee Dowladda Puntland ku matalaya Golaha Aqalka Sare ee BJFS ?
29th April 2025 admin
Sidee u dhacday doorashadii 11 Sanetor ee Dowladda Puntland ku matalaya Golaha Aqalka Sare ee BJFS ?

29th April 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa markii ugu horeysay goob fagaare ah uga hadlay khilaafka u dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Farmaajo isagoo sheegay in uusan jirin wax khilaaf ah oo u dhexeeysa isaga iyo Madaxweynaha. Maxamed Xuseen Rooble Ra’isul Wasaaraha dalka oo la hadlayay qaar kamid ah ganacsatada iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada […]

29th April 2025 admin
Qoor Qoor oo shaaciyey liiska musharaxiinta 6 kursi oo Aqalka Sare ah Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo saaray liiska lix kursi oo ka mid ah musharaxiinta aqalka sare ku matalidoona Galmudug.