Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025 admin
MADAXAWEYNAHA OO TACSIYEEYAY GEERIDA WASIIRKII HORE EE WAXBARASHADA PUNTLAND. Muqdisho: 21 August 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku hadlaaya magaciisa, kan Shacabka iyo Dowladda Puntland, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee Wasiirkii hore ee Waxbarashada Puntland Abshir Aw-yuusuf Ciise oo ku geeriyooday dalka Maraykanka. “Waxaan ummada Soomaaliyeed, Shacabweynaha Puntland […]
30th April 2025 admin
Maalinta koowaad ee

30th April 2025 admin
“Ma aqbali doonno, raallina kama nihin in shacabka Soomaaliyeed dhib loo gaysto” Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa sheegay inaysan aqbali doonin, raallina aanay ka ahayn in shacabka Soomaaliyeed dhib loo gaysto. Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane @MohamedHRoble oo ka jawaabaya falkii ciidammo ka tirsan AMISOM ku dileen dad rayid ah deegaanka Golweyn, ayaa u […]

30th April 2025 admin
Maxaa looga Hadlay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran? Magaalada Muqdisho waxaa maanta kulan ku yeeshey madaxda maamul goboleedyada dalka iyo Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Kulankan ayaa looga arrinsanaayay arrimaha doorashooyinka iyo dardar gelintooda, waxaana uu imanayaa xilli dib u dhac iyo caqabado ay ku turban yihiin jadwalka doorashada.

30th April 2025 admin
Allah ha u nxariisto Prof. Abshir Yusuf Isse Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed, Bahda Waxbarashada Puntland, qoyskii, eheladii, iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Prof. Abshir Yusuf Isse oo ahaa Wasiirkii hore waxbarashada Puntland iyo Barbaariye soo saaray Jiil Soomaaliyeed oo aqoon yahano ah oo kala jooga […]

30th April 2025 admin
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiweli Muudeey ayaa yidhi “Reer Somaliland( Isaqland) waa laga fiican yahay, waxaa ka fiican reer Soomaaliya oo ah dad aan cuqdad qabin.”