Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay kulan casho sharaf ah “SAWIRRO” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada iyo Midowga Musharraxiinta ayaa ka qeyb galay casho sharaf uu u sameeyay Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye. Kulanka ayaa la isku xogwareystay xaaladda uu dalku marayo, hannaanka ay u socdaan doorashooyinka […]

30th April 2025  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster.

30th April 2025  admin  

Magaalada Beledweyne oo banaanbax uu ka bilowday Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa caawa waxaa ka jira xaalad kacsanaan ah iyadoo banaanbaxyo loogaga soo horjeeda maamulka Hirshabelle uu ka bilowday wadooyinka waaweyn ee Bariga magaalada Beledweyne. Dadweyne faro badan ayaa isugu soo baxay kuwaasoo taageeraya gadood ay sameeyeen qaar ka mid ah ciidamada dowlada […]

30th April 2025  admin  

Warbixinta ciyaartii Haylaan vs Mudug ee ay finalka ugu gudbeen xulka gobolka Haylaan.

30th April 2025  admin  

Madaxweynaha Dowladda Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saxiixay habraacyada ay ku heshiiyeen Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka.Habraacyada ay ku heshiiyeen Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa kala ah: Habraaca Dhiirigalinta Daahfurnaanta Doorashada- Habraaca Maamulka Maaliyadda Doorashada – Habraaca Xulista Ergada Doorashada- Habraaca Amniga Doorashada- Habraaca ilaalinta Qoondada Haweenka- Habraaca doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Somaliland- […]

30th April 2025  admin  

Musharax Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Qablan ayaa degmada Badhan kulan hadhimo-sharafeed ah ugu sameeyay cuuqaasha iyo waxgaradka Gobolka Sanaag.