16th April 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saxiixay habraacyada ay ku heshiiyeen Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka.Habraacyada ay ku heshiiyeen Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa kala ah: Habraaca Dhiirigalinta Daahfurnaanta Doorashada-

Habraaca Maamulka Maaliyadda Doorashada –

Habraaca Xulista Ergada Doorashada-

Habraaca Amniga Doorashada-

Habraaca ilaalinta Qoondada Haweenka-

Habraaca doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Somaliland- Hawlaha Lataliyayaasha Farsamo ee Golaha Wadatashiga Qaran

May be an image of 1 person
May be an image of 2 people, people sitting, people standing and indoor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*