10th July 2026 admin Category :
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster.