Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st May 2025  admin  

Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, waxa uuna si KMG ah Agaasimaha guud ee NISA ugu magacaabay Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe)

1st May 2025  admin  

Hogaamiyihii ay jabhadda SNM lacagta ku siisay inuu Ictiraafka u raadiyo ayaa la Inqilbay M/weynihii Guinea Conakry Alpha Condé (83sano) ayaa maanta la afgambiyay kadib markii ciidamada gaarka ah ee dalkaasi weerar ku quadrant xaruntii madaxtooyadii dalkaas https://allsanaag.com/maxeey-ku-heshiis-yihiin-beelahan/ https://allsanaag.com/maxaa-dalka-gini-laga-doonay/

1st May 2025  admin  

Xaqiraad (contempt) iyo xagaldaacin ayaa lagu sameeyey go’aankii Raysalwasaare Rooble.

1st May 2025  admin  

Taliyaha Nabad Sugida Fahad Yaasiin oo ka jawaabay Amarka Ra’iisul Wasaare Rooble Taliyaha hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yasin Xaaji Dahir ayaa maanta la sheegey inuu kasoo jawaabey dalabkii Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo shaley 48 saac u qabtey in warbixin dhameystiran looga keeno dilkii Ikraam Tahliil oo aheyd gabar dhallinyaro ah oo […]

1st May 2025  admin  

Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa Xingalool u dirtay Saraakiil Caafimaad iyo Agab

1st May 2025  admin  

Diyaaradduu la saarnaa, dhulkana isagaa ku soo dhoweyey, Inta badan maamulada ay gaarka leeyihiin Beesha Hawiye ee Hairshabelle iyo Galmudug ayaa inta badan madaxdoodu waxay ku sugan yihiin Muqdisho, marka ay ku soo laabanayaa maamuladoodana waxay ku kiraystaan Diyaarado. Arinta ugu yaabka badan ee maanta madaxda Hirhabeele mar ay ka oo laabteen Muqdisho oo ay […]