28th March 2024  admin  Category :

Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, waxa uuna si KMG ah Agaasimaha guud ee NISA ugu magacaabay Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*