Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st May 2025  admin  

Maryam Cabdi Xasan oo ka mid noqotay Baarlamaanka Norwey Waxaan Hambalyo u diriyaa Maryan Cabdi Xuseen @Hawatako oo caawa noqotay xildhibaankii ugu horeeyay ee Soomaali ah ee kamid noqda baarlamaanka dalka Norway. pic.twitter.com/LdDnvrWAEH — Hassan Ali Khaire (@HassanAKhaire) September 13, 2021

1st May 2025  admin  

Madaxda wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka cimilada DPL ayaa maanta magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland kusoo dhaweeyey wafti heer wasiir ah oo kasocday wasaarada Deegaanka iyo Dalxiiska Dawlad goboleedka Jubaland. Waftigaan kasocda Jubaland waxaa hogaaminayey Wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubaland Mudane, Caydiid Saleebaan Xaashi, waxaana waftiga kamid ah xildhibaan katirsan Golaha wakiilada Jubaland, […]

1st May 2025  admin  

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta magacaabay guddi baaritaan ku sameeyay kiiska Ikraan Tahliil Faarax, oo ah gabar ka tirsaneyd NISA, oo hay’addu ay sheegtay inay dileen Al-Shabaab, balse Al-Shabaab ay beeniyeen. Qoraal kasoo baxay Villa Somalia ayaa lagu yiri “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaan siinaya in baaritaan daah […]

1st May 2025  admin  

Dekedda magaaladda Bosaaso ayaa laga soo dajiyay warshadda dhalisa Ogsijiinta si loola dacaalao dadka uso riday cudurka covid19 iyo xaaladaha kale ee u baahan ogsijiinta.Mohamod Yusuf Camir

1st May 2025  admin  

Magaalada Muqdisho waxaa wali ka taagan xiisad siyaaasdeed oo salka ku haysa khilaafka u dhaxeeya madaxweyne Farmaaji iyo Ra’iisul Wasaare Rooble oo wali xal loo la’yahay. Shirar xiriir ah oo Rooble iyo Farmaajo lagu dhex-dhexaadinayay ayaa guul-dareystay, kaddib markii labada mas’uul uu mid walba mowqifkiisa ku adkeysaty. Dhinaca kale, RW Rooble ayaa qoraal ku amray […]

1st May 2025  admin  

Farmaajo Oo La Kulmay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee QM Amina Jane Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka tirsan Qaramada Midoobey oo ay hoggaamineysay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Marwo Aamina Jane Maxamed. Farmaajo iyo Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ka wadahadlay arrimaha […]