Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th May 2025 admin
Guddiga KMG ah ee Dooorashooyinka Puntland oo ku dhawaaqay in doorashada ay ku soo idlaatay jawi nabdoon Guddoomiyaha Guddiga KGM ah ee Doorashoyinka Puntland Guuleed Saalax Bare oo warbaahinta la hadlay ayaa ku dhawaaqay in doorashadii ku soo dhammaatay si habsami leh xusayna inay jiraan dad goobaha qaar weli ku jira safafka cod bixinta saaka […]

5th May 2025 admin
Qaramada Midoobay Oo Soo Dhaweysay Doorashada Ka Dhacday Puntland Qardho, 25 Oktoobar 2021 –Wakiillo ka socda Qaramada Midoobay ayaa maanta booqday Qardho si ay u muujiyaan siday u garab taagan yihiin dadka reer Puntland iyadoo muwaadiniintu ka qaybgaleen geeddi socodka doorashada ‘hal qof iyo hal cod’ ee saddex degmo oo ka tirsan Dowladaha Xubinta ka […]

5th May 2025 admin
Saka waxaa looga dareeray Doorashayooinka qof iyo codka ah Qaar kamid degaanada Puntland

5th May 2025 admin
Dawlada Federaalka ah ee Ethiopia ayaa maanta magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland soo gaarsiiyey 50kun oo geed oo kamid ah Shan-malyan oo Geed oo dawlada Ethiopia ugu deeqday Puntland si loo cagaariyo magaalooyinka sarena loogu qaado quruxda iyo qabowga magaalooyinka Puntland. Munaasabad lagula kala wareegayey dhirtaan ayaa ka dhacday Garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed […]

5th May 2025 admin
Macallin/Bare sare Cabdi Ismaciil Cusmaan Hoori Waa Kuma ?(Qaybta 1aad.) Cabdi Ismaciil Wuxuu sannadkii 1941 kii ku dhashay Deg. Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag, Waxayna Qoyskiisu kasoo jeedaan dad aqoon iyo ilbaxnimo fac weyn leh Oo ka Tirsan qabiilka Jibriil Siciid / Warsangeli oo dega deegaanada Laasqoray, Waqderiya, Jiidali Iyo Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag. Macaalinka Aabihii […]

5th May 2025 admin
WIIL & AABIHII OO LABA URUR KALA WATA | Bulshada Puntland, Xisbiyada Badan & Hadalhaynta Dimuqraadiyadda Maanta | “Codkaaga na sii, annagaa mudan, dhaartaa noo harsan, hebel ururkaa ka baxay kalana u digarogtay, isa soodhiiba & afkaan ciidda idiin dari doonaa” waa ereyada ugu badan ee aad maqlayso hadaad Qardho joogto