Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th May 2025  admin  

Maxay dowladda Zambia ku haystaa Soomaalidii la xirxiray iyagoo ka soo baxaya salaadda jimcaha? Ciidamada booliiska ee dalka Zambia ayaa tobonaan qof oo Soomaali ah si aan kala sooclahayn uga taxaabay masaajid ku yaal magaalada Ndola ee ah magaalada labaad ee ugu weyn dalkaas ka dib saaladdii jimcaha oo shalay oo ay halkaa ku tukudeen. […]

5th May 2025  admin  

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Wakiillada Puntland. Madaxweynaha ayaa Khudbaddiisa Dastuuriga ah uga hadlay Amniga iyo Tayeynta Ciidamada, Doorashooyinkii taariikhiga ah ee hal cod iyo hal qof, mashaariicda horumarineeed ee Puntland hirgelisay, xaaladda guud ee Soomaaliya iyo wadashaqeynta Puntland iyo Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya. […]

5th May 2025  admin  

Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo Madaxda Boqortooyada Sacuudiga kala hadlay dhoofka Xoolaha Soomaaliya Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowladda Federalka Soomaaliya, Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo oo casumaad rasimi ah ka helay Wasiirka Wasaaradda Bii’ada, Beeraha, Xoolaha iyo Biyaha ee Boqortooyada Sacuudiga Mudane Abdulrahman Al-Fadhli ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay […]

5th May 2025  admin  

Doorashadii ka dhacday qeeybo ka mid ah Puntland ayaa aheed mid si wanaagsan u dhacday. Sidoo kale, doorashada ayaa aheed mid si hufan oo xallaal ah ku soo dhamaatay. Hadaba doorashada qabsoomideeda ayaa waxa soo dhaweeyey Soomaali badan iyo qaar ka mid ah kuwa danneeya arimaha Soomaaliya. Balse waxaa jira hal qolo oo ka xumaatay […]

5th May 2025  admin  

Culimada Puntland oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha Masjidka Mubaarak ee Bosaso.

5th May 2025  admin  

A Somali-style afternoon break for tea and sweets will soothe the spirit https://t.co/8UYKskwMjy?amp=1