Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th May 2025 admin
Qurbajoogta Soomaalida gaar ahaan kuwa dalka Canada ayaa wada dadaallo ay lacag isaga ururinayaan, si ay ugu taageeraan dadka ay saameysay abaarta ka jirta dalka. Gurmaadkaasi Soomaalida billowday, waxaa kamid ah kuwa deggen gobolka Alberta, walow gobollada kale sida gobolka Ontario oo ay deggen yihiin Soomaalida ugu badan Canada ay ka socdaan dadaallo nuucaan oo […]

8th May 2025 admin
Ilhan Omar Rips Lauren Boebert For Telling ‘Made Up’ Anti-Muslim Story For Clout https://t.co/wVsOs6Hf73?amp=1

8th May 2025 admin
Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo u warramay barnaamijka Muusiga iyo Salaamaha ee BBC-da ayaa ka sheekeeyey wax uu qabto wakhtiga uu firaaqada yahay, intii uu yaraa, noloshiisii ka hor siyaasadda iyo waxyabao kale. Haddaba waraysigaan waxaa la yeellatay wariyaha BBC-da Faadumo Taxadar Yusuf, Waana tan sheekadii dhexmartay.

8th May 2025 admin
Civil war has displaced many in Ethiopia’s Tigray region and there is no end in sight to their misery. VOA’s Heather Murdock travels to the largely cut-off conflict zone, as well as refugee camps in neighboring Sudan, to bring the story of a complex political situation and the growing humanitarian disaster. https://projects.voanews.com/terror-in-tigray/

8th May 2025 admin
‘Afghan Girl’ from National Geographic magazine cover granted refugee status in Italy https://www.cnn.com/style/article/afghan-girl-national-geographic-italy-scli-intl/index.html

8th May 2025 admin
Jawaari Oo Cunaya Mirihii uu Beeray Sanado ka hor. https://allsanaag.com/jawaari-oo-cunaya-mirihii-uu-beeray-sanado-ka-hor/ https://allsanaag.com/jawaari-heeskaan-ayaa-maanta-u-shidan/