Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th May 2025 admin
DHAHAR: WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYIGA SOO NAQRAACAY?\

11th May 2025 admin
Maleeshiyaadka SNM ayaa xabsi u taxaabay Axmed Nuur Cabdiraxmaa, kaddib markii uu gaari jiirsiiyey Eeyqaali ah. Axmed Nuur Cabdiraxmaan, oo ah darawal baabuur nooca Xamuulka ah wada ayaa muddo laba maalmood ku jiray saldhig ku yaalla Hargeysa iyadoo eeygii uu jiirayna uu soo gaaray dhaawac hadda laga daweynayo. Eeyga gaadhigu jiidhay oo ah mid dhidig […]

11th May 2025 admin
Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Bosaso ayaa tibaaxaya in ay halkaasi ay ka jirto xaalad kacsanaan ah. Arintan ayaa salka ku haysa kadib markii Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan faroole oo xilka PIS-ta u magacaabey Col.Cali Biingo, wareegtada Madaxweynaha ayaa waxaa ku cad in magicii laga bedelay Hay’addii PIS isla markaasna loo badalay PIA, wareegtada kuma […]

11th May 2025 admin
Guddiga Doorashooyinka Koofurgalbeed Oo Diiday In La Hakiyo Kursiga HOP103 Guddiga doorashooyinka Koofurgalbeed ayaa soo saaray qoraal ay ku shaacinayana doorashada afar kursi oo uu ku jiro kursiga HOP103 ee guddiga doorashada Heer Federal hakiyay.RELATED POSTS Tan ayaa bilow u ah khilaafka maamulka doorashada ee ka dhex bilaaban doonta Guddiyada doorashada heer Federaal iyo heer […]