Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th May 2025  admin  

Xaruntan ay ka shaqeyn doonta ururinta xogaha ku saabsan Biyaha sida roobabka, daadadka, saadaalinta cimilada, soo jeedimaha la xiriira maareynta masiibooyinka dabiiciga ah sida duufaanta, Abaaraha iyo daadadka. Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa boggaadiyay shaqada wanaagsan ee la qabtay, Wuxuuna sheegay in sidoo kale xarunta ay ka faa’iideysan doonaan dhammaan maamulada iyo dadka Soomaaliyeed, isagoo muujiyay […]

12th May 2025  admin  

Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland maamulka Gobolka Iyo Degmada ayaa Kulan la Qaatey ganacasatada Iyo Culimada G/ cayn

12th May 2025  admin  

Madaxweyne Deni “Qofka Shaqalaha ah hadi uusan tababar helin, waxa dhacaysa in qofku uu u maleeyo in Hay’adda reerkuisa geyen in uu ka tagona ay adkanayso, sida meelaha qarkod ka tagan. Sidasi darteed muhimad gaar ah ayuu inoo leeyahay machadka tababarka shaqalaha rayidka ah ee DPL Madaxweyne Deni "Qofka Shaqalaha ah hadi uusan tababar helin, […]

12th May 2025  admin  

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Taliyaha Ciidamada AMISOM, Janaraal Diomede Ndegeya, iyaga oo ka wada hadlay waajibaadka shaqo ee ciidamada AMISOM. Intii uu kulanku socdey waxaa diiradda lagu saaray sidii loo hirgelin lahaa qorshaha ay Soomaaliya kula wareegayso sugidda amnigeeda Qaran, iyada oo qorshaha […]

12th May 2025  admin  

Dowladda Soomaaliya ayaa Gelinkii dambe ee maanta Guddoontay Shixnad Daawada Talaalka Covid-19 oo ka timid Dowladda Shiinaha. Munaasabadda wareejinta daawad a talaalka oo ka kooban Shan boqol oo kun oo dose kadib munaasabad wareejinta deeqdan oo ka dhacday Garoonka Aadan Cabdulle ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fowsiyo Abiikar Nuur, Wasiirka […]

12th May 2025  admin  

aaa