9th February 2023  admin  Category :

Xaruntan ay ka shaqeyn doonta ururinta xogaha ku saabsan Biyaha sida roobabka, daadadka, saadaalinta cimilada, soo jeedimaha la xiriira maareynta masiibooyinka dabiiciga ah sida duufaanta, Abaaraha iyo daadadka.

Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa boggaadiyay shaqada wanaagsan ee la qabtay, Wuxuuna sheegay in sidoo kale xarunta ay ka faa’iideysan doonaan dhammaan maamulada iyo dadka Soomaaliyeed, isagoo muujiyay in Soomaaliya ay soo kabanayso ayna muhimtahay in ay lasoo wareegto xarumaha noocan oo kale ah ee banaanka uga maqnaa.

Hay’adda Maareynta macluumaadka Kheyraadka Biyaha iyo Dhulka Puntland, ee maanta shaqo bilowday waxaa ui Madaxweyne Deni dhaggax dhigay Bishii 3-aad 2019.

madaxweyne deni oo xarriga ka jaray hay'ad ka howlgalaysa howlaha kheyraadka biyaha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*