Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th January 2025  admin  

Safiirada Imaaraadka iyo Suudan ayaa is ku weeraray Qaramada midoobey سفير #السودان لدى الأمم المتحدة: على مجلس الأمن إدانة الإمارات بشجاعة حتى تتوقف الحرب.. عندما كان السودان يدعم الدول وحركات التحرر؛ لم تكن الإمارات مذكورة في التاريخ ولا في خارطة العالم. نحن نعلم شرها ونحن الذين اسسنا مجدها ونهضتها وتراثها الحديث باذرعنا وملكاتنا العقلية.#sudan pic.twitter.com/tbJaNUWgkN […]

12th January 2025  admin  

Ninkii ku Caan baxay “Farmaajo waa Mareexaan” oo madaxweynaha reer ahaan ugu taageeray in Xabaalaha irsaaq laga raadiyo Mid ka mid ahaa hogaamiyaashii abàbulnaa ee beesha Hawiye ee gaarka uga sheegan jiray caasimadda Soomaaliya madaxweynihii here Maxamed Cabbulaahi Farmaajo, iyaga oo ku cabsi gelin jiray inay derbiyada uga sòo daadanayaan, Cabsi gelintan iyo sheegashada iin […]

12th January 2025  admin  

Itoobiyaanka ku sugan Garoowe oo ka walaacsan go’aan kasoo baxay maamulka Dadka Itoobiyaanka ah ee ku nool magaalada Garowe ayaa welwel ka muujiyay amar lagu doonayo in Garowe looga saaro Itoobiyaanka sida sharci-darrada ku jooga halkaas. Dad Itoobiyaan ah oo ganacsiyo ku leh Garoowe ayaa maamulka ka codsaday in la kala saaro iyaga iyo Itoobiyaanka […]

12th January 2025  admin  

Sidee loo soo qabtay mid ka mida ‘raggii burcad baddeeda ahaa’ ee la sheegey in ay malaayiin doolar qaateen? Bartamihi bishii April ayey ahayd markii koox burcad baddeed Soomaali ah ay sii daayeen Markab nooca xamuulka qaada oo lagu magaaco MV Abdullah, kaas oo muddo bila ah afduub ahaan ugu haysteen xeebaha Puntland. Kooxda ayaa […]

12th January 2025  admin  

Dhul ay Reer Sanaag ku lahaayen Muqdisho ayaa waxa ku haysta Qoyska madaxweynaha Ciidan taageersan Kornel Qataatoow & kuwa dowlada ayaa isku hor fadhiya dhul ku ag yaalla Garoonka diyaaradaha Muqdisho .

12th January 2025  admin  

Puntland oo diyaar u ah in xal laga gaaro khilaafka kala dhaxeya DFS. Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullahi Deni oo ka qaybgalay furitaanka kalfadhiga 54-aad ee barlamaanka Puntland ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin khilaafka siyasadeed ee ka dhaxeeya Puntland iyo dowladda dhexe.