Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th May 2025 admin
Geel tartankii quruxda looga reebay is qurxin lagu soo sameeyey Tartanka quruxda Geela ee lagu qabto dalka Sacuudi Careebiya ayaa sanadkan laga reebay ku dhowaad 40 Geel ah oo wax laga soo bedelay sidii Allah u abuuray. Geelan ayaa qaar ka mid ah waxal lagu soo duray Botox, si ay u weynaadaan Madax iyo Bushmuhu […]

12th May 2025 admin
Munaasabad Loogu Dabaaldagayay Maalinta Caalamiga ah ee Duulista Hawada rayidka Oo muqdisho Lagu Qabtay.

12th May 2025 admin
Midowga Musharaxiinta Beelaha Hawiye ayaa war saxaafadeed ka soo saaray xaalada doorashada, iyagoo soo jeediyay in doorashada la hakiyo, shir wadatashi la isugu yimaado, si loo joojiyo boobka, lana xaliyo tabashooyinka laga qabo sida ay ku bilowdeen doorashooyinka Golaha Shacabka. Sidoo kale waxay soo jeediyeen in la saxo habraaca iyo habdhaqanka doorashada oo ay ugu […]

12th May 2025 admin
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Agaasimaha Guud ee Xafiis Goboleedka Ururka Iskaashiga Islaamku ku leeyahay Soomaaliya, Mudane Maxamed Bamba M. Boba. Kulanka oo ahaa booqasho sharafeed, ayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Agaasimuhu waxa ay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya […]

12th May 2025 admin
Suldaan Axmed Suldaan Bashiir “Dagaalkii ka dhacay deegaanka Shidan ee gobolka Sanaag oo laysku deyay in laga heshiiyo mar walba wuu fashilmaa, waxaana u sabab ah faragelin …”.

12th May 2025 admin
Waxa la gaaray xilligii la soo afjari lahaa Mashruuca Galgala Dhowr sano ka hor, waqtigii uu Cabdi weli Gaas uu Puntland madaxweynaha ka ahaa ayaa Ciidan la doonayey in laga qoro degaanka Galgala , oo gaarayey ilaa 200 Askari si ay ula dagaalamaan alshabaabka buuraha Calmadow ku dhuumaalaysanaya , waxa hor istagay oo diiday in la […]