6th February 2023  admin  Category :

Geel tartankii quruxda looga reebay is qurxin lagu soo sameeyey

Tartanka quruxda Geela ee lagu qabto dalka Sacuudi Careebiya ayaa sanadkan laga reebay ku dhowaad 40 Geel ah oo wax laga soo bedelay sidii Allah u abuuray.

Geelan ayaa qaar ka mid ah waxal lagu soo duray Botox, si ay u weynaadaan Madax iyo Bushmuhu . Qaar kale Irbadda Murqaha weynaysa ayaa lagu soo duray , kuwa kale dhaadhaas ayaa loo sameeyey.iyo meelaha Dumarka lagu qurxiyo oo la soo marsiiyey

Guddiga ayaa quruxda geela ku kala saarta sida ay madaxa, bushmaha Kuruska u kala weyn yihiin iyo dharka loogu soo labisay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*