Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

13th May 2025 admin
Warbaahuinta SNM oo sheegtay in gacan ka hadalkii GaRXEJIS iyo Jeegaanta u dhaxeeyey inuu ka danbeeyey Horgale ka soo jeeday beesha Dhulbhante

13th May 2025 admin
Gudida dhismaha Jeelka Badhan ayaa lacag qaaraan ah kala wareegay Ururka haaweenka Fatxul khayr iyo dad kale oo muxsiniin ah.

13th May 2025 admin
Madaxweyne Mustafa Cagjar” Soomaalida dad mucaarad ah oo Madaxweyne Farmaajo diidan inay Abiy Axmed u caroodaan ma ahan. ITOOBIYA inta uu Abiy joogay Soomaaliya lama faragalin”

13th May 2025 admin
Guddiga doorashada heer Federaal ee FEIT ayaa ka dalbaday guddiyada doorashada ee maamul goboleedyada Puntland, Jubaland iyo Hirshabelle inay muuddo 48 saacadood gudahood ah ay u soo gudbiyaan warbixin la xiriirta caqabadaha hortagan biloowga doorashada Golaha Shacabka ee maamuuladaas. War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga doorshada ayaa sidoo kale ugu baaqay madaxda maamul goboleedyada inay ‘sida […]

13th May 2025 admin
Bahda Allsanaag waxay tacsi tiiraayo leh u dirayaan Qoyskii, ehelkii, qarabaddii iyo Asaxaabtii uu ka geeriyooday Allah ha u naxaiisee Baashe Xoosh Jibrill, oo ahaa Qareen Soomaalida Canada oo lagu dilay Dalka Turkiga ,Sida Booliiska Turkigu xaqiijiyeen, waxaana lagu dilay bartanaha magaalada Istanbul. Baashe Xoosh, ayaa waxay walaalo ahaayeen Allah ha u naxariisee wasiirkii hore […]