26th July 2024  admin  Category :

Bahda Allsanaag waxay tacsi tiiraayo leh u dirayaan Qoyskii, ehelkii, qarabaddii iyo Asaxaabtii uu ka geeriyooday Allah ha u naxaiisee Baashe Xoosh Jibrill, oo ahaa Qareen Soomaalida Canada oo lagu dilay Dalka Turkiga ,Sida Booliiska Turkigu xaqiijiyeen, waxaana lagu dilay bartanaha magaalada Istanbul.

Baashe Xoosh, ayaa waxay walaalo ahaayeen Allah ha u naxariisee wasiirkii hore ee Dasuurka Sooaaliya Cabdiraxman Xoosh

Marxuum  Baashe Xoosh   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

بسم الله الرحمن الرحيم           
كُلُّ نَفْسٍ ذَآئِقَةُ الْمَوْتِ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُورِ
صدق الله العظيم

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*