Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

13th May 2025  admin  

Yaa leh Ha’aydda Heritage? Yaa maal geliya? Maxaye qabtaan? Who owns the Heritage institute? Who funds it? Exactly what does it do? pic.twitter.com/f4AewLEFur — RTN Somali TV (@rtnsomaalitv) December 15, 2021

13th May 2025  admin  

Aqalka Wakiillada ee Koongareeska Maraykanka ayaa xalay ansixiyey sharci horseedaya in Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanku ay magacowdo ergay gaar ah oo si caalami ah uga hadlay arrimaha Islaam nacaybka. Sharcigan waxaa Koongareeska keentay xildhibaannada laga soo doorto gobolka Minnesota Ilhaan Cumar. Ma cadda weli in Aqalka sare ee Sanatku uu ansixin doono sharcigan. Warbixin […]

13th May 2025  admin  

Madaxwaynaha Dawladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyey Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafti uu hoggaaminayo

13th May 2025  admin  

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa maanta magaalada Nairobi kulan kula qaatay Madaxda Safaaradda Sweden oo ay ugu horeyso Xoghayaha koowaad ee Safaaradda ahna Madaxa Arrimaha Gargaarka. Wasiirka ayaa masuuliyiintan kala hadlay sidii nolol cusub loogu abuuri lahaa kumanaanka qoys ee ka soo barakacay abaaraha ba’an ee […]

13th May 2025  admin  

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Dawladda Puntland Maxamed Abdirahman Dhabancad oo ay weheliyaan maamulka Gobolka ayaa xarigga ka jaray dhismaha guriga Dawladda Hoose ee Degmada badhan .

13th May 2025  admin  

Dhibaatooyinka abaaraha xooggan ee ka jira Soomaaliya